Followers

Sunday, July 28, 2019

Mabaadiida Ayaa Sal U ah Horumarka!



Bulsho kasta, ha badnaato ama ha yaraato e, ha xooganaato ama ha tabar daraato, wax ay abuurataa mabaadii ay ku horumarto. Iyadoo is waydiinaysa su'aalahan:
1: Maxaa u baahan in la qabto?
2: Maxaan la qaban ?

Sidoo kale waxa ay dejisataa xeerar ogolaansho ama diidmo/dabar u noqonaya wixii markaas lagu heshiiyo.

Dhammaan waxyaabahan waxa ay ka yimaadaan isla bulshada lafteeda, sidoo kale, waxa ay suurto geliyaan is fahanka bulsheed waxa na la gu gaadhaa horumar. 


Is-faham!