Bulsho kasta, ha badnaato ama ha yaraato e, ha xooganaato ama ha tabar
daraato, wax ay abuurataa mabaadii ay ku horumarto. Iyadoo is
waydiinaysa su'aalahan:
1: Maxaa u baahan in la qabto?
2: Maxaan la qaban ?
Sidoo kale waxa ay dejisataa xeerar ogolaansho ama diidmo/dabar u noqonaya wixii markaas lagu heshiiyo.
Dhammaan waxyaabahan waxa ay ka yimaadaan isla bulshada lafteeda, sidoo kale, waxa ay suurto geliyaan is fahanka bulsheed waxa na la gu gaadhaa horumar.

Is-faham!
No comments:
Post a Comment