Followers

Sunday, December 16, 2018

Maxay dadka qaar u guuleystaan in ka badan kuwa kale?

Image result for Malcolm Gladwell
Maxay dadka qaar u guuleystaan in ka badan kuwa kale?
Waxaa jira sheeko caadi ahaan laga sheego dadka aadka u guuleysta, sheeko diiradda saaraysa heerkooda faham iyo hamigooda sareeya. Malcolm Gladwell wuxuu ku doodayaa in sheekada dhabta ah ee guusha ay ka duwan tahay, waxa uu ku doodayaa haddii aan dooneyno inaan fahamno sida dadka qaarkood ay u ga horeeyan kuwa kale , waa in aan waqti badan ku qaadannaa iyaga. Inaga oo  eegayna- waxyaalaha ay ka mid yihiin qoyskooda, dhalashadooda, ama xataa wakhtiga ay ifka yimaadeen. Sheekada guusha ayaa ah mid aad u adag -  oo xiiso badan leh - marka loo eego bilowgii hore.

Guuleystayaashu [OUTLIERS] waxay ina tusinayaan waxa ay Beatles & Bill Gates ay wadaagaan, iyo guusha aan caadiga ahayn ee Asiyaanka ee xisaabta, faa'iidooyinka qarsoon ee  xiddigaha Ciyaarta Athletes, iyo sababta ay dhammaan qareenada New York u leeyihiin sareexad isku mid ah, iyo sababta aadan weligaa u maqlin ninka dunida ugu caansan - marka  la ga  eego dhinaca jiilka, qoyska, dhaqanka, iyo faca. Waxay ku xiran tahay sanadka aad dhalatay haddii aad rabto in aad noqoto silicon billionaire, Gladwell sidoo kale wuxuu ku doodaa, waa arin ku xidhan  meesha aad ku dhalatay haddii aad doonaysid inaad noqotid Duuliye  Guuleysta[successful pilot].
 
Image result for [OUTLIERS]Nolosha Dedaalayashu[ OUtliers] ku   - waa kuwa guulaha ay gaadheenka ka la soo baxay waayo-aragnimo caadi ah - waxay raacaan naqshad aan la filayn oo macquul ah, iyo in ay sameeyo qaabka macquulka ah Gladwell waxa uu soo bandhigayaa qorshe xiiso leh oo loogu talagalay samaynta kartida dadka. 

Malcolm Glad wuxuu bedelay sida aan u fahamayno aduunka. In Blink wuxuu bedelaa sida aan uga fekereyno fikirka. Dib-u-dhicistu waxay bedeli doontaa habka aan u fahmayno ashyaada. Dedaalayashu waxa ay bedelayaan sida aan u fahamsanahay GUUSHA.

FG:Malcolm Gladwell ayaa intan yar  inagula  wadaagay buuggiisa Outliers! 




No comments:

Post a Comment