Paul Collier oo bare ka ah jaamacada Oxford hore na u ahaa agaasimaha cilmi-baadhista ee Banka Aduunka ayaa Africa u qaybiyey ma uu kaga hadlayay buuggiisa [THe Bottom Billion] oo aan hore na cutub ka mid ah halkan u gu wadaagnay waa na sidan hoos ku xusan:-- wadamo aan khayraad lahayn se baddo leh.
- Wadamo faqiir ah, aan bad na lahayn
- Wadamo qani ku ah khayraadka[ lagana yaabo in aanay bad lahayn ama ay leeyihiin ba ]
Haddaba,
inaga oo tixraacayna qaybahan uu Paul Collier ku xusay buuggiisa ma ku
raaci karnaa in ay Africa sidan kor ku xusan u qaybsan tahay? inaga oo
ka eegayna xaaladaha wadamada Africa ku suganyihiin.
No comments:
Post a Comment